Categories
Selected Articles

Xogta Sirdoonka Maraykanka oo sheegtay in Duqeymihii ay ku qaadeen Iiraan aysan burburin Nukliyeerkii dalkaas

Ilo xog ogaal u ah qiimaynta sirdoonka ee Pentagon-ka ayaa sheegaya in xarumaha dhulka hoostiisa ay wali yihiin kuwa bad-qaba oo saameyntu ay ku koobneyd dhismayaasha dhulka sare oo kali ah.